Додаток містить Коран Ш Омара Фарука.
Ця програма містить Священний Коран, шейха Омара Фааруука, Аллаха Ярксама. Через певний проміжок часу та наполегливу роботу ми нарешті випустили цю програму Tafsiirka Quraanka, сподіваємось, ви отримаєте від неї користь Інші Аллаха.
Цей додаток дозволить вам:
- Щоб прослухати аудіо-уроки, зробіть паузу, зупинку, повтор, перемотування вперед і назад
- Уроки призупиняться, якщо ви отримуєте дзвінки, після закінчення уроки відновляться з того місця, де ви пішли.
- Аудіозаписи дуже легкі за розміром, отже, ви не витрачаєте величезних Інтернет-даних на вашій стороні
- Ви також можете завантажити весь Коран у форматі читання, щоб полегшити прослуховування аудіо-уроків; вам не потрібно залишатися в аудіо-програмі під час читання Корану, аудіо-уроки не припиняться, якщо ви залишите їх
- Ви також можете поділитися програмою Tafsiirka Quraanka з родинами та друзями
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin Internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo oo Auraura Aokura Ood Aoura Aokurai Ood Aoura Aokurai Ood Furai
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga